Wiil Xaaskiisii Ku Furay Xafladii Arooska (Dhacdo Yaab Badan)

Sunday 10 March 20130 comments


Sacuudi,(HMN):-20 jir u dhashay Sacuudiga Carabiya ayaa furay xaaskisa 5 daqiiqo kadib markii uu dhacay meherka Arooskooda kadb markii Sharuud adag kaga timid gabadha reerkeeda.


Wiilka ayaa cadaadis xoogleh waxaa saaray Aabaha gabadha dhalay isagoo ku xuray in uu bixyo lacag kor udhaafeyso 77,000 Oo lacagta Riyaalka Sacuudiga hadii uusan lacagta bixina uu gabadha guurkeeda iska iloowo.


Xafladii arooska markii ay daqiiqado uun soctay Meherkiina yaa goobta waxa ay marqura isku rogtay qeylo iyo buuq kadib markii odaygii gabadha dhalay wiilkii ku amray in uu bixiyo lacagtii ay isku ogaayeen’ wiilkii oo yaaban meel uu ka kenan lacgta tirade badan ayaa odaygii ku yiri” ma’awooda lacagtaa tirabadan “ Odaygii ayaa ugu jawaaba” hadan Awood ulaheen iska fur gabadha nin lacagtaa awoodo ayaan siinaya” wiilkii ayaa goobta ku dalaaqay Gabadhii dadkii xaflada Arooska ka qeyb galaye oo layaaban waxa goobta ka dhacaya ayaa mar qura dhabarka jeediye si hal haleel ahna Albaabka uga baxeen.

Odayga dhalay wiilka ayaa codsaday in dib la isku soo celiyo lamaanha isdoonaye hasa ahaatee waxaa arintaas ka biyadiiday gaba dha aabeheed oo ku dooday in furiinkaas uu mar dhacay lagamana yaabo in dib la’isagu soo celiyo wiilka iyo gabadha.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved