Siigada farta ama Muuska dhibka ay gabdhaha u keeni karta

Friday 8 February 20130 comments


Siegada farta waxaa laga wadaa in gabadhu ay ku raaxaysato farteeda, oo sidaas ay biyaha isaga keento, taas waxay keeni kartaa inay nacdo galmada dabiiciga ah,siiba haddii ay mar kasta samaynayso,



 haddii ay si xoog farta u adeegsato waxaa laga yaabaa inay sidaa ku bikarjabto muddo ka dib iyadoon is ogeyn, gabdhaha qaar waxay adeegsadaan qalin ama wax la mid si ay ugu xoqxoqaan dibnaha farjiga taas oo ay ka helaan raaxo kaddib qaar baa sidaa ku biyabbaxa,



nin aan ku kalsoonahay ayaa wuxuu ii sheegay in gabay ku jirtay kulejka lafoole waagii dowladda ayaa si kedis ah ayaa bahalkeeda ku bararay marka dhakhtar loo bandhigayna waxaa la arkay moos cayriin ah kuu bahalkeeda ku dhexjabay wuuna ka soo bixiwaayay.


marka gabdhaha kacsiga badan seedaga waxay bilaabaan marka ay gaaraan 13 sano, waxaa laga rabaa gabadha inay ka fogaato iskicinta iyo siigada waa inay guurka ku degdegtaa guurka laga xishoodo waa wanaag gabdha ka ilaaliya xumaanta

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved