
Markii cabaar ay wada fadhiyeen ayaa waxa gabadhii iyo wiilkii ay udhaqaaqeen meel masaafo xoogaa ah ujirta gurigoodii iyadoo wiilka gabadha la socda iyo wiilka gabadha la dhashay ayaa saaxibo ahaa waxaan ala isku afgartay in gaabsi wadaagaan (Isku galmoodaan) wiilkii iyo gabadhii.
Dabadeed Maxaa dhacay?
Wiilka ay gabadha wada socdeen ayaa koox dhalinyaro ah hore udiyaarsaday kaasi oo si dhagar ah ku doonayey in gabadha la fara xumeeyo nasiib daro wiilasha la balamiyey waxaa ku jira gabadha walaalkeed.
18px; orphans: 2; text-align: justify; text-indent: 0px; text-transform: none; white-space: normal; widows: 2; word-spacing: 0px;">Markii wiilkii iyo gabadhii ku kala baxeen sheekada ayaa dhalinyaradii waxay saf dheer usoo galeen inay ugalmoodaan gabadhii taasi oo goobta la joogo ay tahay meel cidlo ah gudcur (Mugdi ah) inkastoo gabadhu diiday hadana waxa loo adeegsaday xoog iyo hanjabaad hadii ay dhago adeegto in la dilayo.
Hadii aad ka badin weysay sidii laga badin waayo ayaa la yeelaa ayaa gabadhii ku dhacday iyadoo isku dhiibtay 7 kamid ah ugalmoodeen hayeeshee qaabka waxa uu umuuqdaa markaasi (Kufsi) maadaama gabadhu aysan raali ahayn.
Qofkii ugu dambeeyey ee gabadha ugalmooda ayaa waxa noqday walaalkeed ku hooyo iyo ku aabo ahaa waxaana wiilkii gabadha shirqoolka umaleegay uu toosh ku ifiyey gabadha wajigeeda taasi oo ceeb iyo naxdin gelisay labada walaalo oo xubnaha tarankooda isku jireen.
Maxaa xiga markaasi kadib?
Xaaladu waxay noqotay mid ay aad uga qaracmeen dhamaan dadkii sheekada loo sheegay xaafada Xararyaale oo todobaad ka hor ka dhacday halkaasi waxaase arimaha ugu yaabka badnaa ay ahayd markii wiilkii gabadha la dhashay uu ciil iyo caro darteed utooreeyey seddex ka mid ahaa wiilashii kufsaday walaashiis.
Hadaba Akhriste Sheekadaan maxaa kaaga baxay Markii aad Akhrisatay?
Post a Comment