Daawo sawirada qaraxii Islii & Kenyaan caraysan oo Baangado la dhacaya dad Soomaali ah!

Sunday 18 November 20120 comments


Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkaan idin kugu soo bandhigeynaa sawirada qaraxii galabta ka dhacay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya, gaar ahaan xaafada ay Soomaalida ku badantahay ee Islii, qeybta Section One loo yaqaano.

Qaraxa markii uu dhacay kadib dad Kenyaan ah oo ka caraysan sida uu falka u dhacay ayaa durbo bilaabay in ay Baangado ku dilaan dad badan oo Soomaali ah kuwaasi oo ka agdhwaa halka uu qaraxu ka dhacay.

Islii caawa waa kacsantahay, isku socodka dadka iyo gadiidka had weyn ayaa ku yimid, askar badan ayaana xaafada Islii lagu soo daadiyay.
Soomaalida Nairobi caawa ma jiro qof


HALKAAN KA DAAWO SAWIRADA






Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved