Ninka Aduunka ugu Weyn Xubinta Taranka Ragga, oo Muuqaalkiisa Aan helnay+(Daawasho)

Wednesday 7 November 20120 comments

Ninkan ayaa dhibaato weyn ku qaba weynaanta xubintiisan waxa uuna nacay naftiisa waxaad arkaysa iga oo qamri cabaya oo qeylinaya iyo dad gurigiisa usoo kal dhuumanaya si ay sawir uga qaataan.
Ninkan marka uu magaalada marayo waxa eegaya dadka oo dhan saaxiibadiisana way ku ciyaarayaan oo waxa ay la yaaban yihiin dhibka haysta saaxiib kood.
si kasta waa uu isku dayay xataa mar waan duraya ayuu yiri balse wali wuu yaraan la yahay waxa uuna le’ eg yahay jilbihiisa oo waxa oo qeyb ka yahay lugihiis.


F.G. Muqaalkan Caruurta Uma Wanaagasanee Fadlan Yeysanan Daawan.


Daawasho wacan

 


Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved