Marka lagu guda jiro kulanka sariirta waxaa si dabiici ah u dhaca in xubinta haweenka ka soo baxdo shanqar hawo ah taasina haweenka qaarkood waa ay dhibsadaan oo wax ay u haystaan dhibaato ku soo koroortay oo daawo u baahan .
Mararka qaar waxaa laga yaaba in hawadaas ka soo burqanto xubinta haweenka marka jugta dhamaato ,waxaana arintaas hadii aad dooneyso in aad ka fogatao lagula talinaya in habka galmada wax ka badashaan .
Xigasho:- Dareenka.com
______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.
Post a Comment