Wiil Naag Uu Rabin Lagu Qasbaya Waliba Naceebka Uu u Qabo La Ooyaya Naagtuna Ay Ku Faraxsantahay+(video)

Sunday 3 March 20130 comments

Gobolo ku yaala dalka India waxaa ka jira dhaqamo xun xun oo fircooni ah kuwaas oo inta badan ka yaabsada shacab weeynaha Caalamka. Gobolada dalka India qaarkood Raga ayaa waxa ay ka qaali san yihiin Dumarka waxaana dhacda mararka qaar in Dumarka loo doono Raga ay jeclaadaan . 





Diimaha kala duwan ee Dunida ka jira intooda badan Raga ayaa marka ay Dumarka jeclaadaan ama is af gartaan waxaa loo doonaa Haweenka balse ma dhacdo in Dumarku xoog ku doontaan ama ku guursadaan Raga. 



Dalka India Wiil ayaa si xoog ama qasab ah waxaa loogu daray Gabar uu aad u diidanaa in uu Guursado waxaana Wiilkaan garbaha ka hayay oo qasbayay qooyskiisa kuwaas oo Wiilkii iyo Gabadhii iskugu keenay meel Fagaaro ah oo dad fara badan ay ku sugnaayeen . www.hablaha.com


Halkaan ka Daawo Ceebta iyo Sharaf darada dhacday

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved