Waxyaabaha Ugu Qosolka Badan Waqtiga Haasaawaha +( Daawo)

Sunday 3 March 20130 comments


Inta badan Marka lawada haasaawayo waxeey lamaanayaashu ay la kulmaan dhacdooyin kala gadisan kuwaasoo qaarkood buuga xasuus qoraha galo.



Hadaba Dhacdo qosol badan oo Mudo badan kahor laga sameeyey Riwaayadan aan caawa Jecelnahay inaan nagula caweesaan ayaa ah mid Cajiib ah oo run ahaantii aad kaaga qoslineeysa kana turjumeysaa Damac Badane.

YAANAN KU FOGAAN FAAH FAAHINTA RIWAAYADEE BAL INALA DAAWO DAAWADE ADIGAA QOSOL JAANTA ROGI DOONEE..


Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved