Aishwarya oo u gooysay Sanjay Leela iyo Rani oo booskeedi lagu buuxiyay.

Sunday 3 March 20130 comments





Soo saaraha caanka ah ee Sanjay Leela Bhansali ayaa ku martiqaaday atariishada Aishwarya Rai barnaamij uu ku lahaa telefeshinka, laakiin nasiib daro saacadihii u dambeeyay eyeey soo sheegtay Aish ineysan imaa karin.


Sanjay Leela oo sidoo kale saaxib dhow la ahaa Rani Mukherjee, ayaa weydiiyay hadii ay booskaas u buuxi karto. Rani ayaa shaki la,aan ogolaatay durbadiiba codsiga Mr Leeala maadaama xiriir fiican uu ka dhexeeyo.


Warbaahinta ayaa ku tilmaantay balan xumada Aishwarya Rai mid uu aad uga carooday soo saare Sanjay Leela Bhansali, iyagoo sheegay inaan la ogeyn sida xiriirkoodu ahaa doono wixii xiligaan ka dambeeya.




______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved