Oday Vs Deero Careeysan +(video) Tolow Bani Aadam Markuu Nafta U Yaaba In Leeyn Caqliguu Kaashadaa

Sunday 3 March 20130 comments

Maxaa Dhacayaa Marka Bani Aadamku  uu u dhawaado xayawaanada duur joogata ah  sida deerada xanaaqsan oo kale, Odaygan aya waxa uu aad ugu dhawaaday xayawaankan layiraahdo Deero Waliba waa nooca Geesaha Leh .


Maxaa Kala qabsaday Odaygan iyo Deeradan Careeysan in Muda ah ayay waxa ay Ciyaareen Ciyaarta Dooliga Iyo  Bisada (mukulasha)  ay ciyaaran Agagaarka Geed yar Oo meesha Ku yiilay .

Odaygan Oo Markii Danbe Maciin Baday In Uu Geedka  fuulo si uu nafsadiisa ula badbaado.


Ugu  danbeyntii Qolooyin ka qaabilsan Ilaalinta duur joogta ayaa Ninkan ugu yeeray poce-ka si ay u Badbaadiyaan Odaygan Geeedka Looga soo Dejiyo Waxa ayn dadka ugu baaqeen in aysan u Dhwaan Deerada.

Arrintan ayaa waxa ay ka dhacday Galbeedka Londan Park.


Baldaawo Waxa Kala Qabsaday Odayga Iyo Deerada Adigaaba Yaabi Doonee kkkkkk

















Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved