Nin Sawrio Ka Qaada Xaaskiisa Islamarkaana Ku Faafiya Facebook Si Saaxiibadiis Ay U Arkaan In Xaaskiisa Quruxbadan Tahay,Iyo Haweeneydan Oo Qaati Ka Taagan Ninkeeda .

Tuesday 5 March 20130 comments


Haweneydan ayaa waxa ay ku bilaawday hadalkeeda “Asc Wr Wbr, aniga waxan ahay Xaas 24sano jir ah waxan rabaa in aan halakaan idinku soo godbiyo dhibaato ninkayga iga haysata, dhibaatadaas oo ah in marwalba ninkayga in uu sawiro iga qaado kadibna uu ku faafiyo Aalada Facebook-ga Si saaxiibadiis uu ugu faano in aan aniga ahay xaas Quruxbadan ahay misna soo jiidasho leh”.

Gabadhan Mar ay la so xiriirtay Shabakada Arrimaha Bulshada Hablaha ayaa waxa ay sii raacsatay Hadalkeeda Sidan;- “Xitaa marmarka qaar waxa uu ila galaa sawiro aniga iyo isaga ah Mar asigoo i Dhunkanaya(Shuminaya), inaga oo wada joogna qolka jiifka Iyo waliba qaar kale oo ka sii daran kuwa aan kor ku xusay.

Gabadhan ayaa wax ay ku cataawday sidan:- “Aniga Ma aqaano Aalada internetka Waxa kaliya ee aan ka aqaanaa waa  Sida loo baarta aqbaarta, Isaguna waxa uu igu Dhahaa Qofna  ma awooda inuu arko sawiradaada anoo aan u ogolaan, mar walbo waxan ku dhahaa isaga  ha faafin sawiradan isagan wuu diida, wuuna i garaaca mar hadaan ka diido, waxa uu igu dhahaa hadii aadan codsigayga tixgalin xaaskale ayaan guursanaa ama waxaan kugu cidlaynayaa  sariirta anigana si aad iyo aad ayaan u jeclahay isaga”.

Waxay ku soo gabagbaysay gabadhan hadalkeeda Isoo duceeya Haddii aad Tihiin Aqristyaasha Shabakada Arrimaha Bulada ee www.hablaha.com.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved