Mar qura markaan hadal keeda maqlay ayaan caashaqay balse iima oga ayada tolow maxaan sameyaa

Sunday 17 March 20130 comments



Magaceygu waa Samiir waxan ahay wiil Somaliyeed ee ku nool qaarada yurub gaar ahaan dalka Noorweyn waxaan la kulmay arin aan la yabay oo aan is weydiyay aniga ahaan teyda igu noqotay lama filan.

Gabar lagu magacaabo Sumaya oo ah gabar alaah u dhameyay quru iyo asluub ayaan waxan isku baranay qadka intarnedka kadibne aan nasiib u yeeshay in aan ka qato telkeda dabadeeto aan is maqalno.

Waxaan maqalay hadal macaan soo dhaweyn kal iyo laab ah waxan mooday in ay ii dhawdahay oo shaki baa igalay.

Sumaya abaayo runtii codmacaan bad ledahay balse nasiib wanaag in lagu calfaday baa iidaran iyo kaftan kadib Sumaya oo aan ka gaabsaday ayaa igu tiri aboowe is daji plz waxan ka codsanayaa abaayo macanto mesha aad dagan tahay in ad isheegto kaftan iyo sheeko kadib aniga oo xishonaya ayeey igutiri cade waan sii baxayaa ee nabadey oo howlo badan baan qaabaya.

Runtii waan is weydiyay oo maskaxdeyda ayaa is weydisay taas oo aan isoo marin gabar Somaliyeed oo sidas oo kale u xushmad badan ama u wanaagbadan, wanaagu alaah qofka uu dono ayuu ka manestaa .

Hadaba aqristow Samiir waxaa u rabaa gabar uu wax ushegan ayuu rabaa in uu nolol la wadaago arinkaas ma soconaya oo Sumaya ma uur ku balaa ma nin aan wax ushegen miyeey guursataa.

Hata talo celin ku socota Samiir sidee buu ku helaa Sumaya ma in uu wax ushegtaa mise ? jawaabta samiir aan u daayno aqristayaasheena sharafta leh ee Habalaha Media Networ



______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved