Mar-marsiyada Ragga Ugu Cararaan Sameynta Kulanka Macaan Ee Jaceylka Oo Laguu Hayo

Monday 11 March 20130 comments



Inkastoo haweenka ay ku xariifsan yihiin sameynta mar marsiyada si ay uga cararaan sameynta ciyaarta sariirta marka aysan jirin baahi buuxda oo ay u qabaan sameynta balse haatan ayaa la tilmaamayaa in ragana ku wanaagsan yihiin sameeynta mar marsiyo si ciyaarta uga cararaan.

Baaritaan la sameeyay ayaa sheegaya in mar marsiyada ugu weyn ee ay ragga uga cararaan sameynta kulanka macaanka ee sariirta ay tahay daalka shaqada iyo in uusan jirin jawi munaasib ku ah sameeynta ciyaarta. ( Tusaale in shanqarta caruurta weli degin hadii caruur wax fahmayaan).

Baaritaanka ay sameeyeen qubarada arimaha qoyska Hablaha.com ayaa sheegaya in sidoo kale ragga ay kaga baxsadaan kulanka sariirta dhanka daawashada ciyaaraha kubada cagta oo marka ay dhameystaan ay tilmaamaan in ay dareemayaan madax xanuun ay ka qaadaan sawaxanka ciyaartaas.





______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved