Lama Arag Lamana Maqal Heesta uu Soo Qaaday Fanaanka iidle yare+DHAGAYSO

Saturday 23 March 20130 comments

Lama Arag Lamana Maqal Heesta uu Soo Qaaday Fanaanka iidle yare+DHAGAYSO.



Fanaanka Da’dayar Kana Mid ah Fanaaniinta Soomaaliyeed Ee Ku Nool Dalka Kenya Magaalada Nairobi Ayaa Soo Qaday Hees Cusub oo Durba Cajiib Galiyay Shacabka Soomaaliyeed.

Miraha Heestaan Waxaa Laga Hayaa  Abwaan Mowliid Muuse Laxanka Macaana Waxaa Saaray Dahir Calasow  Codkuna Waa Al- Fanaan iidle Yare

RIIX  HALKAAN SI AAD U DHAGAYSATO HEESTAASI 





______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved