DAAWO Fadeexad Siilaanyo oo Baska Dadweynaha ku tegay Hotelkii Istanbul+Boorsada uu xambaarsan yahay.

Saturday 23 March 20130 comments




Muuqaalka uu sii daayay Telefishinka Somaliland wuxuu daaha ka rogay fadeexad weyn oo ka marqaati kacday in Madaxweyne Siilaanyo bas  lagu geeyay Hotel-kii uu ka degay Istanbul Ee Dalka Turkiga,

iyadoo telefishinkana uu Video ka duubay Baabuur dhex mushaxeeysay Faras Magaalaha Istanbul.

Muuqaalka uu sii daayay ee la soo dhigay Barta  Youtube ayaa muujinaya Madaxweyne Siilaanyo oo Boorso sita iyo Xaaskiisa oo boorso weyn xambaarsan halka Madaxda lagu yaqaan in Boorsooyinka loo qaado .

Halkaan Hoose Ka Daawo





______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved