Fanaaniinta Liibaan yare Iyo Saynab Sec oo Daaqada Kala Baxay Xuseen Carab Iyo Siimro Naaji”Daawo+VEDIO

Saturday 23 March 20130 comments


Fanaaniinta Liibaan yare Iyo Saynab Sec oo Daaqada Kala Baxay Xuseen Carab Iyo Siimro Naaji.


Shabakadda HABLAHA MEDIA NETWORK ayaa Ayaa Leh:-Walee Liibaan Suufi Osmaan (Liiban Yare) waxaa ku soo baxay actar cajiib ah oo si rasmi ah u jilay heesaha hindiga iyo atirishe ka sii daran Zaynab Zec.

Waa Eriyadii C/qaadir Nureyni, Musikadii Ikar Cadde iyo codkii Liibaan Suufi Osmaan (Liiban Yare) iyo weliba jilitaankii Liiban iyo Zaynab Zec waxay run ahaantii soo bandhigeen hees aad u macaan iyo muuqaal casri ah.







Halkaan Hoose Ka Daawo Heestaasi. 


______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved