John Abraham: Mahaayo waqti aan ku guursado

Saturday 23 March 20130 comments






Waxa uu cadeeyay jilaaga Bollywoodka ee John Abraham inuusan waqti u heyn guur sanadkaan, isagoo sabab uga dhigay  mashaariicdiisa oo sanadkaan faraha ka badatay, waxa uuna si cad u yiri waan rabaa inaan guursado laakiin ma ogi xiliga.

“Anigu waxaan ahay mashquul sanadkaan, waxaa i sugaya filinka ” Shootout At Wadala” iyo labo mashruuc oo kale, marka xaalku ma fiicna ayuu yiri John.

Xiddigaan ayaa bilowgi sanadkaan ka dhawaajiyay inuu guursa doono bartamaha sanadkaan 2013, laakiin mar kale ayuu ka dhawaajiyay ineysan suuro gal noqo doonin arintaas.




______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved