Haddii Ay Leedahay Calaamadaha Noocaan Ah,. Raggow Waa Fursade Faa’ido Wacan..

Thursday 7 March 20130 comments

Calaamado badan ayaa kuu muujinaya in ay ku daneyneyso oo ay dooneyso in ay xariir kula yeelato , hadaba Hablaha.com ayaa ku siineysa qaar ka mid ah caalamadahaas.


1-  Hadii ay mar waliba dooneyso in garabkaada taagnaanto gaar ahaan marka la galayo sawirada guud : mar waliba oo sawir guud la galayo hadaad aragto in dhankaada so istageyso tani wa halis ogaaw wadadii jaceylka ayay ku dhacday , sawiradaasna waa ka xasuus ee wax fahan ninyahoow aan xariifka aheyn .

2- Haddi Ay Ku Daryeeleyso Hadaad Xanuun darento : hadii xanuun dareento xiliga shaqada ama qaab kale oo aad aragto in ay garab ka qaabneyso oo ay daawo ku keeneyso ogaaw si dhab ah ayay ku rabtaa .
3- Hadii ay kugu raaceyso hadal waliba oo aad tirahdo: hadaad aragto in marnaba aysan mucaaradeyn hadal aad tiri , ogaaw waxa ay rabtaa in dareemahaada soo jiidato .



4- Haddii Ay kugu yeerto in aad barato asxaabteeda aadna aragto in ay xamaasad u qabaan aragtidaada : hadii aad aargto in ay asxaabteeda ku bareyso waxa ay dooneysa in nolosheeda ku giliso , hadaad aragto in asxaabteda u xiiso qabaan aragtidada ogaaw iyada ayaa horay kaaga sheekeysay ,waxa ayna kaa dooneysaa ra`yigooda dhankaada ku aadan


5- Hadii ay fursad ku raadineyso in ay kula hadasho : hadii aad aragto iyadoo kormeer ku hayso dhaq-dhaqaaqyadaada oo fursad ku raadineyso markaa dadkale wada joogtaan in aad sheekadada kula qeybsato , aadna dareento in ay dooneyso in in badan ay wax ka ogaato xaaldada iyana is gaad gaad ayay kugu haysaa.





6- Haddii mar waliba ay ku weydineyso su`aalo yaab leh : hadii ay haweeneyda ku dhiirato oo ay ku weydiineyso su`aalo la yaab leh oo ka baxsan shaqada ama wax barashada hadaad labadaas wadaagtaan ogaaw waxa ay door bideysaa in si fog ku barto oo waxa ay ka fekareysaa in ay ku soo dhaawato .

 7- Qancin Been Ah : Hadad aragto iyadoo wax waliba oo aad tiraahdo ku dhoola cadeyneysa mararka qaarna qosol la dhaceyso kuwaas oo aan gaarsiisnen heerkas ogaaw qancin ayay ka wadaa waxa ay dooneysa in ay kuu muujiso sida ay kuula dhacsan tahay .

8- .-Haddii Fariimo Badan Ay Ku Soo Direyso : hadii fariimo badan dhanka Emailka , iyo Telka kana baxsan shaqada ogaaw waxa ay muujineysa in dhab ahaan ay ku daneyneyso oo waxa ay rabtaa in fikirkaada kala bar qabsato oo ay gasho maskaxdaada.




Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved