Daawo Muuqaal :- Nin Toorey La dhacay Gabar uu Horey u Furay oo Diiday In uu Ku Laabto”Arin layaab leh+VEDIO

Thursday 7 March 20130 comments


Gabar ka mid ah dadka deegaanka Magalaada Burco ee Dalka Soomaaliya Ayaa lala dhacay Mindi/Soodh Iyadoona Xaladeeda Meel Halisa marayso.

Ninka Gabadhaan Dilay Ayaa Ahaa Mid Horay Usoo Furay, Islamarkaana Ay kadiiday Inay Isku Noqdaan Markale, Tass oo Keentay Inuu tuureeyeeyo xaaskiisii hore, Isagoo Waaberigii Usoo Hor Fadhiistay Gurigeeda, Markay soo Baxdayna Toorayeeyay.

Halkaan Hoose Ka Daawo 

















______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved