Hablaha aan Dhaqsi Kacsan oo Loo Helay Qaabka Ugu Sahalan ay u kacsan karaan”Xog”

Friday 22 March 20130 comments


Markii laga hadlayo dareenka dhanka kacsiga dumarka way adagtahay sida ay dhaqsi ku kacsadaan waxay u baahanyihiin mudo in la raadiyo meelaha ugu dhow ay ka kacsadaan.


hadaba waxaa soo baxday daraasad muujineesa in dumarka aan sida sahal aan ku kacsan loo helay hab aad u sahlan kana dhib yar habkaasi oo ah inta aan la sameen galmada in ruuxa dumarka ah uu ku soo qubeesto biyo qandac ah.

Daraasada ayaa sheegtay in biyahaasi qandaca ay waxbadan ka qeyb qaadanayaan kicinta dareenka haweenka, biyaha qandaca oo lagu dul daadiyo bushimaha xubinta daranka waxay soo fududeen karaan in naagta dareenka dhanka kacsiga hore ka qaadato.

Daraasadaan ayaa lagu tajibaayay dumar badan oo aan si sahal ku kacsan, inkabadan 2000 oo dumar ah ayaa lagu tijaabiyay biyaha kulul taas oo ka dhigtay tijaabada mid meel marta.

Inkastoo ay daraasadaan ay cusubtahay hadane dadka Soomaalida ayaa aaminsan in xiliga kuleelaha uu yahay xiliga uu dumarka dareenkooda jooga daraasadaan cusub iyo waxaa is waafaqaya aragtida ay aaminsanyihiin dadka Soomaalida.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved