Maxaad Ka Ogtahay Macaanka Ku Jira Habka Qaadada Ee Loo Yaqaan (Spoon Position) Habeen Iyo Maalin Ayaad Sameyn Laheydeen !!!

Friday 22 March 20130 comments



Waxaa hubaal ah oo dood aysan ka taagneyn in 30% haweenka aysan gaarin gariirka galmada (in ay ka dharagto) waxaana taasi u sabab ah raga oo aan gaarsiin raaxada loo yaqaan satisfaction o ah mid dhuunta ay la qalasho.

Waa iska sahal in ninka durbo raaxo helo waayo marka malabyarowga uu galo isaga intaas ayay kaga siman tahay balse hawenka waa ka duwan yihiin , hadaba waxaa haboon in si gabarta aad u gaarsiiso Orgsam-ka waxaad sameeysaa.

Waxaad Marka hore ogataa goobaha dareenka leh ( Hot Spot)
Jirka haweeneyda waxa uu u baahan yahay in baaritaano weyn lagu samaeeyo oo aad il gaar ah u yeelato taabasho waaiba oo aad jirkeeda ku sameyneyso .
Waxaad ogataa in xubinta haweenka ka buuxaan unugyo yar oo ay ka helaan raaxo waali ah oo dhaaftay kacsi tusaale AFE(Anterior Fornix Erotic Zone ) waxa ay ka qaadaan waali waxa uuna saaran yahay sakxada darbiga dambe ee xubinta haweenka .

Marka aad ogato goobaha ay ka kacsaneyso ee loo soo daa degay dhanka galmada waxaa fiican in haweeneyda dhabarkeeda ku jifato ayna kor u qaado lugaheeda marka aad meeshana joogto xusuusnoow . digniin webyadaan soo waashay naga xishooda fadlan hablaha.com xatooyada ka daaya.

Waxaad ogaata in habkaasi kaliya ku gaareyn goobaha kacsiga ee xubinta haweenka qorshaha ku darso in haweeneyda Barkin ama wax sara u soo qaadaya qeybteeda dambe si jirka malabyarowga uu u xanta xanteeyo kintirka adigoo meel fog gaarsiin karaaya

In haweeneyda ka sara marto iyana raaxo ayay ka helaan haweenka waana habka ugu fudud ee ay ku halayaan Orgasm-ka.

Habka kale ee ah in ninka naagta is garab jiftaan (Spoon Position) yacnii dhanka gadaal ayuu ka soo marayaa iyana kor ayay u qaadeysa mid ka mid ah lugaheeda waxa ayna tani ka dhigeysa xubinta haweenka mid ciriiri ah oo malabyarowga qab qabsaneysa.



______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved