Waligaa Adoo Riyo Ku Jira Wax Ma Dhaawacday!!!? Haweeneey Dhaawacday Ninkeeda Mar Ay Riyoonaysay (Dhacdo Yaab Leh)

Friday 22 March 20132comments


Cumar yare waa mid ka mid ah dhalin yarada ku nool degmada xamarweeyne waxa uuna uga sheekeeyay webseeydka hablaha.com qiso xanuun badan oo uu naftiisa ku waayi gaaray oo uu kala kulmay xaaskiisa.

Cumar yare ayaa ku bilaabay sheeko xusuus ah oo isaga ugu muuqatay in ay aheeyd farxad waxa uuna sheegay in jaceeyl baaxad leh uu kala dhaxeeyay gabadha aaqirkii uu ku guuleeystay in ay hooy wada galaan.

Cumar ayaa sharaxaad ka bixiyay in anisa ay aheeyeen in badan oo ka mid ah noloshooda lamaanayaal si wada jir ah ku qaatay farxad taasoo aaqirkii u horseeday in ay wada hooy galaan

Anisa ayaa aad uga cabsan jirtay bisada mana jecleeysan weligeed in ay ku noolaato guri ay ku sugan tahay balse nasiib daro waxa ay aheeyd markii loosoo galbiyay guri dadka ku nool iyo bisadaha ay bisaduhu badan yihiin.



Habeenkii koowaad markii jiifka isku diyaarineeysay ayaa indhaheedu qabteen jameeco bisado ah oo guriga dhexdiisa gari kaga oogan tahay una muuqday kuwo is afgaran waayay oo waawda iyo yaawda dhaga jab laga qaadayo marka laga reebo inta dabci taqaana mooyee.

Dhabtii anisa cabsi aawgeed ayeey dib qolkeedii ugu soo laabatay iyada oo u muujineeysa cumar in danaheedii u soo idlaadeen balse xaalku wuu is badalay markii habeen barkii anisa qeeylo la soo booday .

Cumaroo meel laga jira aan garan ayaa hal haleel ku soo booday maxaase helay.

Waligaa iskaa ma isku dejisay markii aad meel cidlaa ka heshey ruuxaad u ciil qabtoo aad ka itaal roon tahay taasoo iskaa aad u daayso markii gacmuhu ku daalaan sidaa si la mid ah ayaa anisa bir agtiil inta gacanta ku hubsatay madaxa cumar ku jug iyo jiho tiratay iyada oo mooda in ay iska difaaceeysa raxan bisada ah oo soo weeraray ilaa uu cumar awood isaga celiyo.

Dadkii markii ay isku soo baxeena wacaa la ogaaday in xaaladu labadooda aheeyne tahay qarawga bisadaha ee anisa.

______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G.  Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.


+ comments + 2 comments

9 September 2014 at 21:18

test

9 October 2014 at 07:53

waaw

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved