Facebook iyo Fanaaniinta Soomaaliyeed Maxaa Kala Haysta!!+ (Daawo Video)

Sunday 3 March 20130 comments

Waxaa soo badanaya ayaan tan heesaha ay ka sameynayaan Facebook-ga Fanaaniinta Soomaaliyeed oo inta badan kala kulmay dhacdooyin yaab leh oo xataa iyaga naftooda sameyn ku yeeshey, haddaba Heestii ugu dambeysay ee laga sameeyay arrinkan halkan hoose ku dhufo.


Lama oogan karo in ay u qadaan heesaha ay haatan ka sameeyaan JACEYLKA FACEBOOK, balse waxaa jira in qof walba wax jeclaado laga yaabee fanaankii hees noocan ah sameeya wax uun un uu ku maagay.

Waxyaabaha kale ee ay Fanaaniintu kala kulmaan Facebook ayaa ah in magacooda la iska sameysto dadna lagu aflagaadeeyo ama in loo isticmaalo fankoodii si khaldan.

HALKAN HOOSE Ka DAAWO VIDEO-Ga OO MUUQAAL AH


Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved