Daawo yaabkaan Af Soomaali ahaan Saqiir Hogaamiye kooxeed ah oo Hubeeysan kuna socda Gawaari Qaali Ah

Tuesday 19 March 20130 comments

Saqiir lagu wado qaar ka mid ah Gawaarida Dunida ugu qaalisan ayaa sheegay in lagu magacaabo Kun Dile,Kuna dhaawace wuxuuna Saqiirkaan hogaamiye kooxood u yahay kooxo hubeeysan oo ku shaqeeya amarkiisa kaas oo sheegay in uu Shar la gaaban yahay.

Qaarada Africa waxaa ku nool Caruur aad u yar yar oo Hanti leh waliba Dagaalada wax ku noqday kuwaas oo la sheegay in ay hogaamiyaan rag ka waa weeyn oo muuqaal ahaan dhali kara.

Filim laga sameeyay dhibaatooyinka ka taagan qaar ka mid ah dalalka Qaarada Africa oo lagu arkay Caruur hubeeysan ayaa waxaa loo Tarjumay Af Soomaali ahaan wuxuuna Filimkaan cusub xambaarsan yahay Qisooyin si dhab ah u dhacay kana dhacay Qaarada Africa.

Saqiirkaan Hogaamiye kooxeedka ah oo si weeyn u labisan wuxuu degan yahay guri weeyn oo muuqaal ahaan u eg kan ay degaan dadka Taajiriinta ah waxaana Bistoolado iyo Gawaari ka daba wada rag hubeeysan oo sugaya Aminiga Wiilkaan yar oo lagu sheegay mid coon ah oo hadane Ciro leh.

Bal Daawo yaabkaan Af Soomaali ahaan Saqiir Hogaamiye kooxeed ah oo Hubeeysan kuna socda Gawaari Qaali ah. 
______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved