Daawo Video La Magac Baxay Somali Is One Ama Soomaali Waa Hal ( Muuqaal Qurux Badan )

Wednesday 20 March 20130 comments



Hamze Adde Oo Ah Arday Soomaaliyeed Oo Wax ka barta Dalka Malaysia ayaa soo saaray muuqaal wadani , muuqaalkaan ayaad ku arkaysaa dhalinyara badan oo aad kuu qiira galinayo isla markaana ku tusaya in soomaali ay hal tahay , waxba yaanan war kugu daaline nala daawo Muuqaalka Somali Is One.

Halkaan Guji Si Aad U Daawato Muuqaalka









______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved