Arooskii Ugu Yaabka Badnaa oo ka dhacay Wadanka Ingiriiska

Saturday 9 March 20130 comments


Aroos oo dadka intiisa badan ka yaabiyay marnba ka qosalsiiyay oo kadhacay cariga ingiriiska gaar ahaan magaalada London ayaa idiin wadnaa maanta saaxiibayaal .


Aroosata ayaa waxa ay dalbatay booska faraantiga in la siiyo qoryihiihore ee Ingiriiska ku dagaalami jirey kuwaasi oo ay aad u jeceshahay .


Gabarta ayaa sheegtay in qorgani uu ku dhintay awoowgeeda dooneysana inay xasuus kadhigata tustana caruurteed ay dhali doonta waa sida aysaxafada u sheegtay .

Gabagabadii arooska waxaa goobta joogay dad farabadan oo u soo daawashatagay kuwaasi oo ka dalbaday in qoriga ay barooweeso si loo ogaado in uuyahay mid sax ah ama mid faalsa ah.


__________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved