Waqtiyada Ugu Macaan Ee Lasameeyo Hardanka Sariirta Iyo Awooda Ay Ka Qaadaan Lamaanayaasha ( Warbixin Xiiso Badan )

Thursday 7 February 20130 comments





Qubarada ku xeel nolosha sariirta ayaa sheegaya in kulanka macaan ee labada laamaane uu ugu fiican yahay xiliga aroortii , iyadoo ay tilmaameen in lamaanayaasha galmo subaxeedka sameeya ay ka caafimad badan yihiin dhigooda kale .


Waxaa la tilmaamay in lamanaaysha subaxii nolosha sameeya in jirkooda uu gubo 300 oo tamar maadaam jirkooda uu fir fircoon yahay .

Baaritaano ayaa sheegaya in hormone-ka uu soo daayo jirka haweenka xiliga aroortii (ostarajijiin) in jirka haweenka ka dhigayo mid ifiya halka timo qurxoonna ay helayaan.


Qubarada ayaa xusaya in kulanka aroornimo uu  laba jibaar uu ka xaraarad badan  yahay kan xiliyada kale dhaca .


______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved