65 Jir Afduub u Geystay Ciyaal Iskuul u Socday (Daawo Muuqaalka)

Thursday 7 February 20130 comments




Nin lagu magacaabo Jimmy Lee Dykes oo 65 sano jir ah ayaa waxa uu weeraray Bas siday Ciyaal iskuuleey ah kaas oo goobtii ku toogtay Darawalkii Baska waday oo lagu magacaabi jiray Charles Roland da´diisuna eheed 66 jir .

Ninkaan Waayeelka ah ayaa markii uu Baska afduubayay waxa uu horay u sii kaxeeystay Wiil yar oo 5 sano jir ah kaas oo isna magaciisa lagu sheegay Ethan



Dhibaatadaan oo ka dhacday magaalada Midland City ee gobolka Alabama ee dalka Mareeykanka ayaa waxa ay iminka noqotay midii ugu hadal heeyta badneed gudaha dalka Mareeykanka maadaama mudo 7 maalmood ah laguna sheegay 144 saacadood ka dib la toogtay Waayeelkii wax afduubay oo markii hore agtiisa la tagi waayay maadaama uu watay hub qatar ah .

Ciidamada FBI-da dalka Mareeykanka oo dilka ninkaan dhib weeyn u maray waxaa la sheegay in ay ka faaideeysteen Ninkaan oo mucaarad ku ahaa Dawlada Mareeykanka oo dabadeed dalbaday Talefishinada kala ah NBC, CBS iyo ABC si ay u wareeystaan balse odaygaan oo la toogtay waxaa Nasiib wanaag laga soo fakiyay Wiilkii yaraa ee uu Afduubtay kaas oo doonayay in uu caan ku noqdo ama la sheeg sheego.


HAlkaan Kadaawo
















______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved