Sowdo oo Codsatay Wiil Tilmaamahaan Leh ( Fursad Guurdoon ah )

Thursday 7 February 20130 comments





Sowdo Waxa ay kamid tahay Gabdhaha Soomaaliyeed kuwooda sida weyn ugu xiran Shabakada Caanka Ah Ee Hablaha Media Network iyadoona codsatay wiil tilmaamahan leh si ay nolosha ugu midoobaan.

Sowda ayaa Dhanbaalkeeda quruxda badan ku bilaawday sidaan , Marka hore aadbaan idiin salaamayaa dhamaan howl wadeenada www.hablaha.com anigoona idinkaga mahad celinayo shaqada weyn eed bulshada u heysaan , waa markii iigu horeeysay ee hami iga galo inaan soo bandhigo Dareenkeyga mana moodo inaan wax xun sameenayo hadaan danaheyga ka hadlayo.

Marka xigta waxaan jeclahay inaan si sharaf leh u codsado wiil sifaadkaani leh kaasoona si xaqiiqo ah uga run sheegayo si aan waqti badan iskugu sii lumin.

Wiil Da’a diisu tahay 28-38 Sano heysta Shahaado Jaamacadeed waa in qofkaasi wax ka yaqaano nolosha qurbaha Ugu yaraan uu ku noolyahay 3 Sano Banaanka , waa inuu inbadan Aqoonta Diinta iyo tan maadiga ku fiicanyahay.

Hadii uu shuruudahaasi kooban soo buuxsho waxaan jeclaan lahaa inaan wada xariirno , uma ballan qaadi karo inaan dhaqsi ku midoobeyno balse waxaan waqti siin doonaa isfahanka , qodobadaas kuwa lamid ahna gaar ayeey isaga uyihiin inaan su’aalo.

Qofkii isku arka sifaadkan ay sowdo codsatay waxaad Email Furan ugu soo qortaan hablahamedia@gmail.com aa Email inta badan aqristayaasha ay fikradaha kusoo diraaan 


______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved