Waligaa ma aragtay cadaalad qoray lagu ilaalinayo? (Daawo Sawir Ka Tarjumaya Cadaaladda Xoogga ah)

Thursday 7 February 20130 comments






Cadaalada Soomaaliya kajirta ayaa waxaa xilligaan lala meel dhigay cadaalad darro, sida kamuuqata sawir uu sameeyay farshaxaniiste Amiin Caamir.


Sawirkaan ayaa waxaa laga matalayaa xukunkii lagu riday Wariye Cabdicasiis Cabdinuur Ibraahim iyo haweentii Poilice-ku faraxumeeyeen ee uu warestay.

hooyo Luul waxa ay kuriday xukun hal sano oo xarig ah kadib markii lagu waayay wax denbi ah, iyada oo qiil laga dhiganayo in ay kaligood guri kusheekeesteen.




______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved