DAAWO SAWIR Mid kamid ah mucjisooyinka rabaaniga ah oo xalay lagu arkay gudaha Isbitaalka SOS ee magaalada Muqdisho.(Hadaawan Hadii Aadan Qaan Gaar Aheyn )

Thursday 7 February 20130 comments






Habeenkii xalay ahaa ayaa hooya Soomaaliyeed waxa ay ku dhashay Isbitaalka SOS ee magaalada Muqdisho wiil ay ka muuqdaan astaamo kamid ah mucjisooyinka rabaaniga ah.



Wiilkaasi yar oo dhashay isaga oo nool ayaa waxaa lasheegay in uusan laheyn San iyo Af midna, sidoo kalana uu lahaa qoor ka dheer qoorta caadiga ah ee Aadanaha, halka dhegahiisa oo uu sida San uga neefsanayay ay ku yaallan daamanka.

Ehelada hooyada dhashay wiilkaan mucjisada lagu arkay ayaa waxa ay warbaahinta u xaqiijiyeen waxa ay
arkeen.

Wiilkaasi yar ayaa lasheegay in uu geeriyooday waqti kooban kadib markii uu ifka ku sugnaa isaga oo nool.













______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved