Wali ma aragtay Nin ku waashay Isticmaalka Aalada Facebook-ga ++(SAWIRADA)

Tuesday 5 February 20130 comments



Ninkaani oo Sanadkiisa lagu sheegay 32-sano Jir ayaa waxa uu ku waashay Isticmaalka Aallada Kumbeterka waxa uuna ahaa Shaqsi inta badan waqtigiisa ku dhameeya Isticmaalka Interneetka Gaar ahaan FACEBOOK.

Inta badan Ninkaani waxa uu ku jiifan jiray Miiska uu ka isticmaali jiray ama uu u saarna Kumbeetarka Hayeeshee Waqtigii dambe Isticmaalka Kumbeetarka ayaa sabab u noqday inuu waasho.

Ninkaani oo ah Shaqsi aan kawar qabin noloshiisa ayaa waxaa la sheegay inay isku dhex yaacday Maskaxda balse ay Dhaqaatiirta ka quusteen Caafimaadkiisa
DAAWO SAWIRADA











______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved