DHACDO MURUGO BADAN : Gabar Soomaali ah oo la furay xili Arooskeeda la Galbinayay

Tuesday 5 February 20130 comments





Qisadaani waxa ay ku dhacday Gabar soomaali ah oo magaceeda lagu sheegay Fartuun aadan waxa ayna ku nooshahay Dalka Imaaradka Carabta, Fartuun waxa ay ku jirtay aroos waxaa isku imaaday gabi ahaan asxaabteeda iyo Ehelkeeda waxaa gabagabo gaaray arooskii dadkiina waxa ay u diyaar garooben inay Aroosada Fartuun usii sagootiyaan Gurigeeda.

Nasiib daro Fartuun Aadan oo isku diyaarineysa galbiska arooskeeda ayaa waxa ay kawar-heshay in Fartuun lagu dul furay halkii ay fadhisay oo ahayd goobtii xaflada ay ka dheceysay.

Fartuun waxa ay la aqal-gashay nin lagu magacaabo Xassan xaaji oo ay ku baratay Aallada Facebooga waxa uuna kunoola dalka IngiriiskaHayeeshe Xassan oo dareensanaa Cilad ayaa mar quraha waxa uu furiin dul dhigay Fartuun isaga oo aan la garaneynin sababaha uu ku furay marwadiisa cusub.

Si kastaba ha ahaatee dhacdadaasi ayaa noqotay mid layaab ah waana dhacdo kusoo badaneysa soomaalida qurba joogta dhex-dooda taasoo ay sababeyso kalsooni daro maadaama ay iska dhex calmanaayan Aallada Facebooga.




______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved