Sms love:Ma ahi qof caanka ah dunidan laakiin, adiga wadnahaaga ayaa ka ahay caan…

Saturday 23 February 20130 comments


Waxa aan kaa jeclahay xidigaha kuyaala cirka , waqti kastana oo isii dhaafayana aad ayaan kuu sii jeclaadaa waxaana in badan kaa jeclahay neefsahada aan qaato .




Noloshu waxa ay ku tiirsan tahay jaceylka , jaceylku waxa uu ku tiirsan yahay runta , runtu waxa ay ku tiirsan tahay  qalbiga , qalbiguna adiga ayuu kugu tiirsan yahay .

Markasta uu wadnahaygu garaac sameeyo  magacaaga ayuu ku dhawaaqaa markasta uu garaacmo wadnahayga. waxa uu doonayaa in uu kula hadlo markasta uu garaac sameeyo wadnahayga  waxa uu ii sawiraa in aan kuu dhawahay , markasta uu garaacmo wadnahayga waxa uu I dareensiiyaa in aad sidookale adigana ilama mid tahay ; dhamaan garaacmida uu wadnahayga ii sheego waa wada run.

Macaankasto waa ay fududahay in la iibsado , erayo macaan waa ay fudu dahay in ladhaho , laakiin dadka macaan sida adiga oo kale waa ay adagtahay in lahelo  maa ay ii noqoto dhamaan noloshayda sida macaankaaga .


______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved