Sideed Ku Heli Kartaa Lamane Ku Jecel? Sir Culus

Saturday 23 February 20130 comments

Jaceylka dhabta ah ee aan marna bur burin waa ka isku darsada jaceyl labada ruux u dhexeya iyo jaceyl ehelka u dhexeya,waxana sababta tahay gabarta aad jeceshahay ehelkiisa inaad u tix galisa sida walidkaga oo kale.

Kuma waajib aha tix galinta waalidka ninka oo kaliya lakiin gabadhana wa inay hooyada iyo abaha lamaanaheeda u dhowrta sida waalidkeeda waayo xaq ayey ku leeyahiin.

Rasuulkeena (csw)waxa uu kula dar darmay qofka muslimka ah inuu ka fiirsadao guurka marka uusamaynayo uuna ku guursado gabadha diinta leh, lakiin quruxdana waa mid jirta waayo waxa cadan ah qof lagugu dhib sanayo inaadan guursan.

Ruuxa jacelka aad u qaado hadii qoos kiisa ay yahiin kuwa alle ka furtay xata waad xidhi dhinaysaa sida waalidkaga u xidhidhin lahayd.

Guud ahaan guurka waa wax qalbiga ruuxa ku fekerayo isla markasina awlad ka dhalanayso waa inaad lamaanaga noqdaa mid xili kasta duruuf kasta  kula wadagaysa, lakiin yeysan noqon mid lacag guur keeda yahay.

Waxana rasuulkeena suuban ”scw”’ina amray qofkiina awooda inuu aqal galka kaliya bixiyo ha guursado,waayo waxad kaga tagaysa zinada biyo faaxishka.


______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved