Qiso Jaceyl oo Macaan Gabadh Soomali ah iyo Wiil Suudaanays ah oo Isjeclaaday (Daawo Video)

Saturday 23 February 20130 comments

Akhristyaasha sharafta leh waxaan helay muuqal Video ah oo aad u macaan isla markaana ka hadlaya mar xalada ay la kulmaan gabadhaheenu marka ay tagaan ama qaxooti ku noqdaan dalalka aan dariska nahay sida Kenya, Uganda iyo Sudaan.

Qiso aad u macaan oo ay sameyeen dhalinyaro ku nool xerada Kaakumo ee dalka Kenya ayaa waxa ay jilayaan Filim Jaceyl ah oo qiso macaan leh islamarkaana ay is jeclaanayaan Wiil Suudaanays ah iyo Gabadh Soomaali ah, balse ay waalidiintu isu diidan yihiin xaga dhaqanka eeg qisadan oo aad u xiiso badan.
Halkaaan ka Daawo 


______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved