Saciid Da’uud Cali Masxaf Oo Soo Qaaday Hees Cusub Isagoo Ku Soo Duubay Magaalada Muqdisho++(VEDIO)

Sunday 17 February 20130 comments




Fanaanka Saciid Da’uud Cai Masxaf ayaa soo saaray Hees Muuqaal ah oo Cusub Waana Hees Marna aan Ka dhicin Walibana Lagu Duubay Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho

Hadii aad fiirsan Jirtay Hees Muuqaal ah oo Lagu Soo Duubay Dal Shisheeye Maanta Daawo Hees  aad Isleedahay  muuqaalkaan waa halkee iyadoo uu duubay  Heestaan  C/xamiid oo loo yaqaano (xamiid Karazay)

Halkaan Hoose Ka Daawo Heesta Adigaa yaabi doonee





______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved