Raisul Wasaare Ka Badbaaday Fadeexad Kadib Markii Naagtii Wareysaneysay Dharka Iska soo Dhigtay iyo Saxaafada Caalamka Oo Aad U Hadal Heysa. ++( Video)

Saturday 2 February 20130 comments

Mid kamid ah telefisinada wadanka serbia ayaa interview ay la lahaayeen Raisul Wasaaraha Wadanka Serbia Ivica David ayaa waxey u qariyeen kamirada qarsoon si ay u fadeexeeyaan raisul wasaaraha.

Naagta Ka qaadeysay interview ga oo loo diyaariyay iney fadeexeyso raisul wasaaraha si ula kac ah ayaa kastuunta iska soo siibtay ka hor inteysan soo hor fariisan raisul wasaaraha ayadoo isku soo reebtay kaliya goono gaaban sida lagu daabacay Dailly Mail Khamiis (31/01/2013).

Naagtaan interview ga la yeelaneysay raisul wasaaraha, ayaa si lama filaan ah ugu kala furtay lugaheeda kuna aadisay raisul wasaaraha oo markaas su'aal ay weydiisay ka jawaabaayay.

Raisul wasaaraha ayaa hadalka


ku istaagay mar qura kadib markuu arkay naagtaan qaawan misana kastuun wadanin. Arintaan ayaa saxaafada caalamka aad u hadal hayaan.



Halkaan Ka Daawo Videoga Wareysiga Raisul Wasaaraha iyo Naagta Fadeexada La Dooneysay.



______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved