La Yaabka Dunida : Wiil Aabihiis dilay, kadibna dab qabadsiiyay

Saturday 2 February 20130 comments




Nabiil Ilyaas waxa uu u dhashay dalka Sacuudiga waxa uuna dilay Aabe Ilyaas oo ah aabaha dhalay Nabiil

Nabiil ayaa aabihiis Dilay kadibna waxa uu ku qabtay dab, Nabiil ayaa la sheegaya inuu aabihiis ka dambeeyay kalatag dhanka Nabiil iyo xaaskiisa Hayeeshe Nabiil oo ay ku xumaatay talada ayaa aabihiis dilay kadibna waxa uu go’aansaday inuu Bansiin iyo dab ku qabto.

Si kastaba ha ahaatee Arintaani ayaa ah mid kusoo badaneyso Dalka Sacuudiga taasoo dhalisay in dadka Reer Sacuudiga ay tix raacan Qisada Ceynkaasi ah.




______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved