Maxaad ka taqaanaa Ganacsadaha ugu taajirsan Qaaradda Afrika? Waddanka uu u dhashay iyo intay le’eg tahay Hantida uu haysto?

Saturday 2 February 20130 comments




Wargeyska ‘’Forbes’’ ee inta badan  ka Faallooda Dhacdooyinka Xiisaha leh, ayaa waxa uu dhawaan soo bandhigay Magacyadda Afartan Ganacsade ee ugu taajirsan Qaarada Africa , Wargeyska oo sannadkii labaad soo bandhigayo warar ku saabsan Kororka Ganacsatada Maalqabeennada Afrikaanka , ayaa waxa Liiska ku jira inay Toban Maalqabeenno Cusub kusoo biiren kuwaasi oo labo kamid ah ay  yihiin haween Sii Aqriso Sheeekada Maalqabeenkan



______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved