Qiso cajiib ah :Waan furay waxay igu tiri garoob ayan ahay cade ee wan ku jeclahay wali ma i jeceshay

Monday 25 February 20130 comments


Qiso xanuun  badan oo ku dhacday  wiil Somaliyeed ayaa inoga Sheyeey wuxuuna inoo diiday in magaciisa lagu qoro webka balse waxan qadan donaa magac kale oo faalso ah  sidaas  ogow aqistow .

Magacay waa siyaad waxan ku dhashay Magalada Mugadisho waxan ku bar baray Magalada Mugadisho ilaa dugsiga hoose dhexe iyo saraba waxan ku qadatay iskuulada mugadisho.

Maalin maal maha ka mid ah ayaan waxan soo aday  Xarunta Gobolka Hiiraan ee magalada baledweyne oo daganeed abehey Hoyadiis oo aan aad ka u jeclaa.

Nasiib wanaag waxan ku bartay gacalisadeydii aan ifka aan ka doortay dumarka oo dhan.

Samiya waa gabar  qurxoon  madow xigeena ah runtii waxan u qaday jaceyl aan qof adami ah aan u qadin balse maxaa ka danbeyay.

Samiya waan calfan wayay oo dagaalo yar ayaa dhacay xaga familka anigane waxa leygu goodiyay in ley dilayo hadii aan furin Saamiya.

Qof ad dunida u jecahay sida aad uga tagto waa ay dag tahay balse aniga oo wadnaha farta ku  haya ayaan furay wana iska soo baxay oo magalada dhan wan iskaga so hajiray.

In muda ah markaan ka maqanaa magalada ugu yaran 4 sano ayaa Samiya xariir ila soo sameysay waxana ishegtay in  ay tahay garoob 2 gabdhoodne ay heysato balse aniga damac ba igalay oo jaceylkii aan u qabay ayaa mar qura igu soo labtay.
Samiya dacad mahee dhagar ayeey wadataa.

Allow  dinidan hanaga qadin qof wax ku shego lama wayee wax  wax ku siiyo ayaa la wayaa ayeey tirahdaa somalida.



Balse gabar aan macrifo aan aheyn ayaa mar qura igu soo garacday telka igu tiri Aboowe setahay xalada kawaran waa gabar ku  jecel kaftan iyo sheeko ka dib  waxay si kaftan ah igu tiri aboowe wad guursan rabtaa  sxbtaadii hore ayaan arkay ee ma is habeyn rabaa ,u danbeysay Nimco fariinta ayan ku wado maxay tahay.

Siyaadow Aboowe Samiya maxa xariir ah oo kala dhaxeya.

Aniga oo ka ilaalinaya ayeey igu iri abaayo Samiya  ayada ayaa isoowacda.
Nin yahow hadii aad i amineyso Samiya waa xaaamilo waaba dhali rabtaa ee hadii aad la socoto ka har ama  sidaad rabto samey aniga wan ku shegaye.
Siyaad qaracan ayuu mar qura   afka doleeshtay oo Samiya dhagar kuma baran.

Siyaad ayaa is weydiyay  qiyaanada dumarka iyo hagar damada culus ay la agshay Saamiya.
Aqritow maxad ka ledahay hagar damada Samiya ay ku riday siyaad?

Siyaad xalkiisu cadi maha oo dacad ah buu ahaa balse  mar qura ayaa dhulka la wareegay.

Aqritow talo sii siyaad sida uu ugu soo haro Saamiya xalku waa cakiran yahaye.




______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved