Nin La Aqalgalay 3 Xaas Hal Habeen Oo Qura..

Monday 25 February 20130 comments




Ninkankan oo u dhashay dalka  Nigeria  ayaa guursaday sadax gabdhood oo iyaguana udhashay dalkaasi ka dib xaflad si hee rsara ah loo soo agaasimay oo xalay ka dhacday hotel ku yaala  magaalada  Yola  ee dalka Nigeria.



Jury Edowe oo ah 44 jir waxa uu markii ugu horeeysay ee uu guur isku dayo uu guursaday  3 xaas isla markaana  hal habeen la’aqalgalay sadaxda  xaasba.


Mr Edowe  xaflada arooskiisa ka soo qeeb galay dad aad ufarabadan iyo masuuliyiinta wadankaasi ku waa oolagu martiqaaday xaflada waxa ayna qaar u balan qaadeen dhaqaale farabada si ay ugu noolaadan asaga iyo xaasaskiisa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved