Nin dhigay rikoorka kufsiga laadna ku qaaday cabashada ka dhanka ah doobabka cabsan.

Sunday 10 February 20130 comments






Nin dhigay rikoorka kufsiga laadna ku qaaday cabashada ka dhanka ah doobabka cabsan.

Saxaafadda dalka Koofur Afrika ayaa amankaagtay mar kale kadib markii gabadh seddax sano jir ah uu faraxumeeyay nin waalid ugu aadan oo hooyadeed ay ku dhaaftay.

Saxaafada ayaa sheegtay in mashaqadaani ay dhacday markii hooyada Saqiiradaasi ay shaqa aaday ninkaana ay ku dhaaftay inanta la dhibaateeyay.

Dhaqaatiir joogta Isbitaal loola cararay ayaa xaqeejiyay falkaasi kufsiga ah.

Ninka kufsiga geestay ee la tuhmayo ayaa lagu daba jiraa, iyadoo ciidamada Booliska la amray in ay gacanta ku soo dhigaan danbiilahaasi.

Saxaafada Koofur Afrika ayaa shalay baahiyay qormooyin ay ku mucaaradayaan falalka kufsiga kuna kicinayaan shacabka Koofur Afrikaanka ee doobabka cabsani ku tumanayaan xooqdooda.



______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved