Hooyo macaan “Waa Hibo Eebe gabadheydu lamana yaabani xuubabka dahaaray Indhihii ay ifka ku arki lahayd”

Sunday 10 February 20130 comments




Hooyo macaan “Waa Hibo Eebe gabadheydu lamana yaabani xuubabka dahaaray Indhihii ay ifka ku arki lahayd”


Gabadha yar ee lagu magacaabo ndiphile Dlephu way ooysaa sida caruurta la midka ah laakiin waligeed ilini kama aysan soo tisqin.

Gabadhaani waa laba jir waxa ayna dhalatay iyadoo maqaar uu ku daboolan yahay labadii indhood ee ifka ay ku arki lahayd.

Cunugtaan yar ayaa laga baqayaa in uu hayo cudur aan aqoon buuran loo lahayn oo indhaha ku dhaca.

Inantu ma laha wax suniya ah hooyada dhashay ee Zoliswa Fodi ayaa sheegtay in gabadheedu ay tahay hibo Eebe oo ay ku sabri kareyso.




______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved