Mursal Muuse oo Xaaskiisa Khadra Silimo Uga Taagi la Arin Cajiib ah++(VEDIO)

Friday 15 February 20130 comments


Markey dadka qaar maqleen arintaan Waxay u qaateen Mid  been abuur ah lkn Shabakadaha Hablaha.com  ayaa ogaaday in fanaanka weyn ee Mursal Muuse oo markaan qaati ka taagan yahay gacalisadiisa ahna marwadiisa Qadro Silimo .



Mursal ayaa wax badan isku dayay in marwadiisa uu ka reebo cabista sigaar oo ay caadeysatay isagoo markaan quus ka taagan walow oo qilaaf soo kala dhex galay dhorw jeer balse la xaliyay .

Qadro aaa dhankeeda sheegtay ineysan deyn karin cabista sigaarka lkn ay sameyn doonto wax walba oo ay iskaga deyn karto si ey u ilaasho gacaliyaheeda 


HALKAAN  RIIX  SI  AAD  U  DAAWATO 








_____________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved