Mudaaharaad ballaaran oo ka bilowday magaalada Bosaso

Friday 8 February 20130 comments



waxaa maanta ka socda magaalada Bosaso mudaaharaad ballaaran oo ay ka qaybqaadanayaan qaybaha kala duwam ee bulshada, mudaaraadayaasha ayaa wata warqada ay soo daabacdeen oo ay ku sawiran yihiin sawiro looga soo horjeedo maamulka Madaxweyne Cabdirxmaan Faroole, waxaana ay ku dhawaaqayaan halkudhigyo looga soo horjeedo dowladda isla markaana looga cabanayo dhibaatooyinka dhaqaale xumo iyo siyaasadeed ee dalka ka taagan.



















______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved