Hooyo Qaati ka taagan sidii ay Cunugeeda u nuujin lahayd ama u quudin lahayd ++(SAWIRO )

Friday 8 February 20130 comments



Hooyo u dhalatay Dalka India ayaa qaati kataagan sidii ay u quudin lahayd Canugeeda oo jira 3-Bilood kiiladiisuna lagu sheegay 85-kiilo

Canugaani oo ay dhashay hooyo u dhalatay dalka India ayaa ah Canug aad u cayilan waxaana lagu sheega inuu yahay canugu dunidda ugu cayilan, Hooyada ayaa sheegtay in canugeeda maalintii ay siido Hal-gasac oo caana ah waxa ayna sheegtay inay kasoo jeedo Qoys faqiir ah Hase yeeshee ay iminka ku dhibantahay Quudinta canugeeda

Hooyada ayaa sidoo kale sheegtay in Canugeeda uu u baahanyahay Quudin gaar ah kadib markii ay sheegtay inuu maalin waliba cabbo Hal-gasac oo caana ah taasoo ay ku sheegtay Hooyadaasi inuu dhaqaale culus qaato canugeeda

Si kastaba ha ahaatee Hooyadaani ayaa iminka ka walaacsan sidii ay quudin fiican ugu heli lahayd Canugeeda maadaama uu qaato dhaqaale aad u badan


DAAWO SAWIRADDA:-












______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved