Bulshada Baargaal oo waddo muhim u ah noloshooda gacanta ku dhisaaya ++(Sawiro)

Friday 8 February 20130 comments




Waxaa Degmada Baargaal ka bilowday olele ballaaran iyo shaqo sidii loo hagaajin lahaa loona furi lahaa waddada ganbaduufle oo ahamiyad wayn u leh bulshada degaanka.

Ololahaas oo ay si xoogan uga qayb qaateen, horseedna ka ahaayeen dhalinyarada ururka ACDO ( ururka dhaq-dhaqaaqa horumarinta arimaha bulshada Degaanka) ayagoo kaashanaaya maamulka degmada iyo bulsha waynta degaanka. 





















______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved