MUCJISO : Hooyo dhashay Gabar 3 Lugood leh ++ (SAWIRO)

Saturday 2 February 20130 comments

Hooyo Saabiriin waxa ay u dhalatay dalka Masar, waxayna goor dhow dhashay gabar yar oo Mucjiso ah, taasoo leh 3 Lugood.


Dhakhaatiirti ka umulisay Hooyo Saabiriin ayaa sheegay inay hooyadan ku dadaali jireen xaaladeeda caafimaad iyo sidi ay u dhali lahayd cunuga ay caloosha ku siday oo aad u dhibay.

Hooyo Saabiriin ayaa marki ay dhashay Alle uga mahadcelisay Gabadha uu siiyay, balse isla marki way geeriyootay gabadhii yareed ee ku dhalatay Sadexda lugood.

Daawo Sawirada






______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved