Mobile-kaada Dabka Ma Ka Dhacay Kaliya Koob Shaaha Ku Charge Gareyso !!!

Friday 15 February 20130 comments





Qof waliba oo haysta taleefanada hor marsan waxaa uu awoodaa in koobkiisa shaaha ama cabitaankiisa qaboow uu ku charge gareysan karo mobile-kiisa .

Shirkad cusub oo lagu magacaabo Epiphany labs ayaa saartay Charge lagu magacaabo Epiphany On Puck kaasi oo cabitaanka kulul iyo kuwo qaboow aad kaga Charge gareysan kartid mobile-kaada kaliya koobka shaaha ayaa dul saareysa qalabkaas iyadoo uu leeyahay meel aad ka gilisid Charge-ka

Kaliya qalabkaan kuma shaqeynayo mobilda I Phone-ka oo taleefan waliba oo ah noocyada hormarsan ayuu ku shaqeynayaa.



______________________________________________________________
Nagala Soo Xiriir E-mail-kan
hablahamedia@gmail.com.
Waanu Tixglindoona Wixii Macluumaad Ah Oo Aad Inoo Soo Gudbiso
Sidoo Kale Taladaadu Waa Muhiim Fadlan Inoo Soo Dir Ayadana
F.G. Comments-yada Waa Ka Mamnuuc Caay Iyo Aflagaado , Qabyaaladna Warkeeda Daa.

Post a Comment

 
Copyright © 2011. www.hablaha.com - All Rights Reserved